X

Ma nihin adoomo sidii la rabo loola dhaqmo: Erduqaan oo Maraykanka ku qarxiyay

Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa ku qarxiyay Marsyksnka oo ka caraysan hubka caariga ah ee dalkiisu ka soo iibsadey Ruushka. Gantaalada S-400 ayaa ah kuwa ugu casrisan aduunka ee lagula dagaalamo diyaaradaha. Gantaaladaas ayaa waxba la’aan ka dhigey diyaaradaha Maraykanku ku faano.


Erduqaan oo markale ka jawaabayay in dalkiisu ka noqdo iibsiga gantaalada Ruushka,ayaa sheegay in ayna ahayn adoomo sidii la rabo loogu socdo sheegayna in ayna marnaba ka noqon karin iibsiga gantaaladaas oo ay tahay candhuuftaada aad tuftey dib u liq taasina dhacayn.


Maraykanka ayaa raba inuu Turkiga ka iibiyo gantaaladiisa inmastio Erduqaan sheegay inuu dib u eegayo go’aankaas lakiin hadda u muuqata wax aan suuragal ahayn.


Erduqaan ayaa hore u sheegay in Maraykanku xatas diidey inuu ka iibiyo hubka nooca ugu fudud haddana nska soo hir cararayo hub aanu ku fikirin weligii inaan xaw u leenahay in aan haysano.

RashiifdCeelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.