X

Ma ogin xilliga u furmayo wadahadalka Muuse Biixi iyo Farmaajo iyo dalab cusub

Ma ogin xilliga u furmayo wadahadalka Muuse Biixi iyo Farmaajo. Somaliland ayaa codsatey inay la hadlaan madaxweyne Farmaajo waanu ka aqbalay.



Somaliland ayaa diidey inay Turkiga kula hadasho Farmaajo sheegtayna inay soo diyaarsadeen Swizerland halkaas oo ujeedadu tahay inay wasiirada qaar iska dhiibaan.



Lama oga in Farmaajo ka aqbalayo inuu Muuse Biixi kula kulmo Swizerland oo hadda loo arkayo inay taageersan tahay hadafyada gooni goosadnimada.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=zdxd6lSDgoA[/embedyt]

Maxamed Yuusufg

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.