X

Ma qabano dacwadaha cusub ee haloo gudbiyo cidey khusayso: gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland

Iyadoo musharaxii sida xun looga guulaystey ee Axmed Muumin Seed uu sheegay in uu maxmakad la fuulayo xisbigiisa ayaa gudoomiyaha maxkamada sare ee maamulka Somaliland wax laga waydiiyay.

Gudoomiye Aadan x Axmed ayaa sheegay in nidaamku yahay in marka hore loo gudbiyo gudiga doorashada iyo cida kasle eeay khusayso kadibna anaga lanoo soo gudbiyo.

Musharaxii Wadani ee Axmed Muumin Seed ayaa si xun loogu garaacay doorashaii ku xigeen wuxuuse sheegtay cadaalad daro isagoo aan joogin goobta doorashada.

Hoos ka daawo kooxdii cadhootey ee Wadani oo sheegay in ay maxkamad gudbinayaan

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.