X

Ma rumeysan karnaa horjooge Muuse Biixi oo 100 kun masjid gelinaya Landhan ku yaal

Miyaan rumaysan karnaa horjooge Muuse Biixi ayaa boqol kun oo doolar oo ah lacagtii xooga looga soo qaaday hooyada yaanyada gada sadaqo ugu diraya Landhanayuu yirti Xuseen Warsame. ”Dee idinkaa layniga arkey ayuu yiri siyaasi Cabdi Shootali.


Waxaan wada ognahay in magaalooyinka waaweyn ee hoostaga horjooge Muuse Biixi in dadku daadsan yahay gaajo darteed, waxa k buuxa kumanaan aan dabka shidan, marka shilinkii iyaga xooga looga qaaday meel kale loola cararo taasi waxay noqonaysaa istusnimo ayuu yiri Xuseen Warsame.

Dadka qaar ayaa qaba in aan lacagta masjid loo wadin ee loo wado in guryo looga iibsado Ingiriiska si hadhow ay ugu noqoto biil u socda.


Si kastaba ha ahaatee waxaan weynay hal qof oo ku taageera horjooge Muuse Biixi oo ay cadahay in uu waxba ka ogoyn sida magaalooyinka hoostagaa loogu nool yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.