X

Ma waxa jirey laba dawladood oo isku darsamay 1960: dood arimo badan lagu lafoguray

Waxa inta badan jirta dod ka timaada hal dhinac gaar ahaan siyaasiyiinta beesha dhexe ee iyagu inta badan qaarkood ku dooda in 1960 dal la noqdey kadibna ku biireen waxay ugu yeeran dalkale oo la yiraa Somaliya.

Haddaba furan oo uu daadihinayo saxafiga Faysal Abroone ayaa dhex dhigey madal iyo weliba arimo kale oo gobolka ah.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.