X

Maalin farxadeed ama maalin aan dhashay ayay ii tahay maadaama aan hoos imi calaykeyga: ARAG qoxootiga Kiiniya ka soo laabtey

Waa maalin farxadeed waxayna ii tahay maalintii aan dhashay oo kale maadaama aan hoos joogo calaykeyga iyo ciideyda waxa sidaas yiri qoxooti Somaliyeed oo ku soo laabtey dalkiisa hooyo kana soo laabtey 25 sano oo gumeysi iyo kufsi ah oo lagu hayay Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.