Maanta oo kale lix sano ka hor waxay ahayd maalin ka mida maalmaha ku madow ummada Somaliyeed maalintan oo argagixisada shabaab isku qarxisey arday u fadhidey xaflad qalinjabin. Lix sano kadib ayay ka mid tahay maalmaha aan la iloobi karayn iyadoo halkaas lagu waayay culimo, ubaxii ummada oo u badnaa dhaqaatiir dalku aad ugu baahnaa.
Weerarka ayaa argagixisadu ugu talogashay la dagaalanka aqoonta waayo dadku haday aqoon yeeshaan waxayna fulinayn isqarxinta iyo duufsiga argagixisada. Waxaan hadaan ognahay in weerarkaas uu fuliyay mid nolosha ka dhacay oo waalidkii u direy Denmark laakiinse soo noqdey uguna abaalgudey xasuuqay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM