X

Maalinta afka hooyo waxaan idiin soo xulnay gafafka laga galo afSomaliga+MUUQAAL

Maanta waa maalinta weyn ee afka hooyo sidii dawladii dalku u burburtayna afkeena hooyo ma helin cid xanaanaysa waxana ka xoog badanaya afafka qalaad oo halis gelinaya jiritaanka afkeena inkastoo afkeenu u baahnayn afafkale.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.