X

Maalinta haweenka oo si weyn looga xusey Hargeysa

Maalinta haweenka ayaa si weyn looga xusey magaalada Hargeysa. Waxa fagaaraha lagu soo bandhigey gaardi ka ciyaar iyadoo kooxda baamboyda iyaguna ka qaybqaateen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=MNMkdH0pTNI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.