Boorama 10 Dec 2014--Maalinta xuquuqul insaanka ayaa Boorama si weyn looga xusey, waxana ka hadlay dad isugu jira aqoonyahano, waxgaradka Awdal rag iyo haween, maxayse ka hadleen. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM