Deegaano ka tirsan gobolka Togdheer ayaa Ayax ku habsaday Ayaxaas oo dhameeyay doogii iyo daaqii ay xooluhu cunaayen iyo dhulka oo u ekaadey meel laga guurey.
Ayaxan ayaa laga filayaa inuu sii socda haddii aan laga hirtagin. Maamulka Muuse Biixi ee lagu hoogey ayaay sheegeen dadka Ayaxani ku habsaday inuu aduuka u qaylinaayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS