X

Maamul goboleed cusub oo ka soo dhexbaxay Jubooyinka iyo Axmed Madoobe

Maamul goboleed cusub oo ka Jiri doona Jubooyinka ayaa looga dhawaaqay Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa dareemay cadaalad xumo sida ay sheegeen iyo in la yaraystey. Maamulkan ayaa loo bixiyay Waamo State waxana hadlay madaxwynaha maamulkaasi.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.