X

Maamul jufeedyada diidan dawladnimada oo warsaxaafadeed soo saaray: federaalka daaya

Maamul jufeedyada diidan dawladnimadaayaa warsaxaafadeed soo saaray. Maamul jufeedyada ayaa ku xiran wadamada jaarka iyo Carabta ay ugu horeeyaan Imaaraadka iyo Sucuudiga.



Qoraal ay soo saareen ay kaga cawdeen in xilka laga tuurayo Shariif Xasan iyo Xaaf oo dadka badankoodu aad ugu qosley. Golaha aan la garanayn halka ay ku shiraan iyo cida u qorta qoraalada ayaa ku calaacalay in federaalka la tirtirayo.

Hoos ka akhriso 



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.