X

Maamul xumada waraaqaha isku shaandheyn ee ka soo baxa gacanyaraha Siilaanyo ee Maxamuud Xaashi

Isku Shaandhayntii uu xalay soo saaray Maxamuud Xaashi oo ah gacanyaraha Siilaanyo waxay muujinaysaa maamul xumada ka jirta guriga Siilaanyo oo isagu hawlgaba waxna aan ka ogoyn isbedelada.

AWarqwada Maxamuud Xaashi soo saaray ayaa Iyadoo Sifaha Dowladd-Nimo La Marin Ama Aan Xilka qaadis Lagu Samayn Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Waxaa La magacaabay Mid qaban Doona Jagadda Aan Laga Qaadin Masuulka Hore U Hayay.

Xukumadda Siiraan Ayaa Marar Hore Siddan Oo Kale Laba Masuul Shaadh U Wadda Xidhay Ka Dib Markii Midana Xilka Loo Magacaabay Midna Aan Xilka Qaadis Lagu Samayn.

Geesta Kale Waxaan Xika Qaadis Lagu Samayn Badhasaabka Goboka Maroodijeex Iyo wakiilka Itoobiya U Fadhiya Somaliland.

Tirada la soo sheegayo in at diideen

1= Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro “Guddoomiyaha Maroodi-Jeed

  • 2= C/Fataax Siciid Axmed Guuleed “Safiirka Jabuuti”
  • 3= Khadar X Yuusuf C/Laahi “Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska”
  • 4= Cali Maxamed Warancade,” La Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxwaynaha.

Isku shaandheyntii xalay ayaa waxa soo dedejiyay wasiirka Dhulbahante ee biyaha oo ka shaqadiisa ka gudan waayay Maxamuud Xaashi oo beesha Habarjeclo (ISAAQ) u xilsaartey maamulka Somaliland.

Warbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.