Maamulka aan shaqayn ee Hir Shabeele ayaa beel ka go’day. Beeshan ayaa sheegtay in ay xaqeedii ka weyday maamulkan fadhiidka ah oo weliba hadda loogu baaqay madaxa maamulka inuu iscasilo. Waare ayaa dalxiis ka bixi waayay lana iman waayay fikrad uu ku horumariyo maamulka.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OFmwgzLbfFI[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS