X

Maamulka Butlaan oo argagixiso kale dil ku xukumay

Maamulka Butlaan ayaa markale maxkamad soo taagey argagixiso gacantooda ay ku maqan tahay boqolaal Soomaali oo ay xalaashadeen dhiigooda. Kooxdan cusub ee dilalka lagu xukumay ayaa gaysan jirey dilal qorshaysan.


Waxa kale oo lagu helay oo ay qirteen inay fulin jireen qaraxyo lagu hoobtey. Maamulka Butlaan ayaa ku guulaystey inuu dhiigmiiratadan mariyo waxa ay mudan yihinin.


Dhawaaan ayay toogteen ku dhawaad 19 dhiigmiirad oo ahaa kuwii ugu weynaa ee fulin jirey kuna raaxaysan jirey dhiiga ummada. Waxa mid ka mida laga soo xigtey in marka uu dilo 20 qof kan 21-naad uu isaga yahay.

Lama sheegin goorta tiirka la taagi doono.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.