X

Maamulka Cadaado ee Galmudug oo bilaabey banaanbaxyo ka dhana dawlada: SAWIRO

Maamulka Cadaado ee Galmudug ayaa bilaabey banaanbaxyo ka dhana dawlada. Xaaf ayaa Imaaraadku soo siiyay lacag uu kaga badbaado mooshin lagu qaadi doono.

Xaaf ayaa khilaaf dhexgeliyay maamulkiisa ee aan tagi karin Dhuusamareeb oo ah caasimada Galguduud. Banaanbaxan ayaa laga soo abaabuley qaybta Koofureed ee Gaalkacayo.



Magaalada Gaalkacyo ayaa sidoo kale waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageeraayay Madaxweynaha Galmudug.

Xaalada Galmudug ayaa cirka isku sii shareertay markii Xaaf xilka ka qaadey taliyaha nabasugida oo uu ku eedeeyay in uu soo abaabuli waayay banaanbax aan loo baahneyn.



Waxa muuqata in lacagtii carabtu shaqaynayso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.