Cadaado–Maamulka Ximin iyo xeeb ayaa soo bandhigey laba dhalinyaro ah oo isku dayay in ay xasuuq ka gaystaan goobta shirka ee magaalada Cadaado. Ragan ayaa lagu dilay isla goobta iyagoo rabey in ay galaan goobta xarunta soo xidhey dharka ciidamada. Argagixisada shabaab ayaa been u sheegta dhalinta una fasaxdey daadinta dhiiga muslimiinta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM