X

Maamulka degmada Baki oo jahwareer ka taagan yahay iyo soo jeedino fashilmey

Maamulka degmada Baki ayaa jahwareer ka taagan yahay kadib markii saaka loo balansanaa soo jeedin xilka looga qaadayay maayer ku xigeenka oo fashilmey. Waxa iyana hore u fashilmey mooshin la rabay dhowr mar in xukunka looga tuuro maayerka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.