X

Maamulka gobolka Awdal ayaa Itoobiya kala wareegay gaari aan la garanayn siduu ku galay Itoobiya

Itoobiya ayaa ku soo wareejisay maamulka gobolka Awdal gaari aan la garanayn siduu ku galay dhinaca Itoobiya. Ramaax ayaa fursadan uga faaiideystay in dadku qaataan diiwaangelinta. Gaadhigan oo ah mid gaboobey oo ah kuwa xamuulka ayaa hadda ku Jira gacanta gobolka Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.