Maamulka Hirshabeelle oo hanjabaad u dirtey dawlada dhexe iyo qodobo ay keensadeen oo ay sheegeen haddii la fulin waayo in ay talaabo kale qaadi doonaan.
Maamul jufeedyada ayaan haba yaraatee haysan wax taageero maadaama ayna waxba ku soo kordhin Karin nolosha dadka ee caadiga ah inay wax ka dhimaan mooyee.
Hoos ka dhegeyso qodobada
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS