X

Maamulka iyo macalimiinta deegaanka Magaalo cad ee gobolka Awdal oo qaylodhaan dugsiga hoose ah u direy Siilaanyo

Maamulka iyo macalimiinta deegaanka Magaalo cad ee gobolka Awdal ayaa qaylodhaan ka direy xaalada dugsiga hoose dhexe ee deegaanka oo burbur ku dhow in laga soo gaadho waxna laga qabto. Dugsigan ayaa ah dugsi aad u balaadhan laakiin u muuqda mid burbur ku dhow.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.