X

Maamulka Jubba oo baacsanaya haweenka argagixisada oo si raaxa leh ugu nool magaalooyinka: duurkan ugu gaynaynaa

Maamulka Juuba ee magaalada Kismaayo ayaa ku dhaqaaqay talaabo aan hore loo qaadin iyagoo hadda wixii ka dambeeya ay baacsan doonaan haweenka ay qabaan argagixisada shabaab oo si raaxo leh ugu nool magaalada lagana yaabo in ay basaasiin u yihiin ragooda.

Afhayeen ayaa sheegay in haweenkaas duurka loogu gayn doono ragooda. Xaasaska argagixisada iyo caruurtooda ayaa si raaxo leh ugu nool wadamada Yurub halka caruurta waalidiinta kale laga dhaadhiciyo in ay isqarxiyaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.