Saaxdheer–Maamulka Khaatumo State ee Saaxdheer ayaa dhagax dhigey saldhiga booliiska iyagoo fariino adga u direy maamulka Hargeysa oo daandaansi iyo awrkiraaleyaal u soo dira deegaanadooda. Waxa saldhiga furay wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee Khaatumo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS