Buuhoodle 04 Jan 2014–Maamulka Khaatumo State ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo bandhigaan rag sheegtay inay xafiis ka fureen magaalada Buuhoodle una fureen xisbiga beesha dhexe ee Wadani. Magaalada ayaa maanta waxa ka jiray banaanbax ay dhigeen dad ka caraysnaa arimaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS