Maamulka Khaatumo oo qirtey in ay si xarago leh u soo furteen maxaabiis ku xirneyd Laascaanood: ARAG
Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo State Cagalule iyo gudomiyaha barlamaanka ayaa ka hadlay dhacdadii usbuuci hore ee maxaabiis looga soo furtey Laascaanood iyadoo la isticmaalayo khidad inkastoo hal maxbuus ku dhintey.