X

Maamulka Puntland oo hay’ad Ustareeliya ah ka gudoontey deeq caafimaad+SAWIRO

Garoowe–Maamulka Puntland ayaa ka gudoomay qalab caafimaad hay’ad laga leeyahay Ustareeliya. Qalabkan ayaa ah qalabka lagu dhegeysto ilmaha caloosha ku jira, sariiro iyo qalabyo kale oo dhamaantood ah kuwa caafimaadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.