Maamulka Siilaanyo ayaa durba sii daayay madax dhaqameed faldambi ah ka gaystey Lughaya oo bishan la xukumay..Waxayna sii daynta ku sheegeen in ay codsadeen reerka ay ka soo jeedaan. Lama filayo in ay war ka soo saareen dadkii dulmiga ay ka galeen, waxana kuu cad in xataa haddii maxkamadi ku xukunto la iska kaa cafin doono.
Xerta Muuse Biixi oo ay isku qolo yihiin ragan la soo daayay ayaa sheegay in ayna taageero helay in ragaasi xiran yihiin, una sheegay in ay Gadabuursiga waxba ka soo qaadin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS