Hargeysa 11 Jan 2015–Maamulka Siilaanyo ayaa ka gariiray kana naxay war murtiyeed ka soo baxay wasiirada arimaha dibedda ee IGAD oo sheegay in Somaliya hal tahay gorgortana aanu galayn xuduuda dalku leeyahay. Maxamed Biixi oo Siilaanyo u qaabilsan arimaha dibedda ayaa sheegay in go,ankaasi khuseeyo Jubaland, Puntland iyo Baydhabo ee aan anaga na khuseyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS