X

Maamulka Somaliland ee Hargeysa oo ka hadlay nin reer Awdala oo ku dhintey jeelka Hargeysa

Maamulka Somaliland ee Hargeysa ayaa ka hadlay nin reer Awdala oo ku dhintey jeelka Hargeysa. Ninkan ayaa dayacdaro ugu dhintey jeelka laguna ilaaway. Maamulkan ayaa reer Awdal ka soo gurta Boorama kuna xidha Hargeysa.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.