Maamulka Somaliland oo bilaabaya cashuurta gawaadhida xilli ayna jirin wadooyin dhisan. Tigidho ku qoran af-Ingiriis ayaa la soo daabcadey kaas oo la saari doono gawaadhida sida wadamada Yurubta. Cashuuraha noocana ayaa xaqal jeeb fiican u ah wasiirada ku xeeran Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS