X

Maamulka Somaliland oo codbixin dadban oo waan go’nay ah u hoosgelinaya diiwaangelinta iyo sirta oo ay sheegeen

Wasiirk ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay u hoosgelinayaan codbixin dadban oo dadka la diiwaangelinayo waydiinaysa ”ma jeceshihiin in aad ka go’daan Somaliya inteeda kale oo haa iyo maya. Maamulkan aya dareensan in ay sidaa aduunka ku khiyaamayn karaan.

Waxa waliba ay doorteen sadex magaalo oo laba kamida ayna degin beesha Isaaq halka Ceerigaabo ay qayb ka degaan. Laguma soo darin Gobolada Khaatumo State oo lagu darsado magaca Somaliland wuuna diidey in uu sheego sababta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.