X

Maamulka Somaliland oo doortey gudoomiyaha golaha guurtida

Maamulka Somaliland ayaa doortey gudoomiyaha golaha guurtida oo kursigasi banana noqdey markii C/raxmaan Ciro iska casiley. Doorasho ka dhacdey golaha ayaa ku xigeenkii C/raxmaan Ciro loo doortey jagadaas.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.