Maamulka Somaliland ayaa faahfaahiyay xadhiga wadaadka xagjirka ah ee Aadan Sunne oo taageeray dhalinyar xagjira oo khalkhal geliyay amniga magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Maaha markii ugu horeysay ee wadaadkan xagjirka ah la xiro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS