Booliiska maamulka Somaliland ee Muuse Biixi ayaa u hanjabay hal-auburn Laabsaalax oo ka hadley xoriyad xumada ka jirta Hargeysa, oo awal aan laga ogoleyn figrado kala duwan mida Waan go,nayda mooyee laakiin ay hadda u raacday in huteelada la yiraa ma ganacsan kartaan.
Booliiska ayaa si Shaqsi ah u weeraray hal-abuure Laabsaalax waana mid laga naxay ayuu yiri Xaanud Cali.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS