Maamulka Somaliland ayaa heshiis hoose la galay Holland sida wararku sheegayaan si dadka Holland laga diidey ee la ogaadey in ay ka soo jeedaan Somaliland hadana isku dhiibey qabiilada Koofurta Somaliya hadana la soo baxa calanka Somaliland dib loogu soo celiyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS