X

Maamulka Somaliland oo hilfaha u qaadey kaniisad ictiraaf lagu raadinayay

Maamulka Somaliland ayaa hilfaha u qaadey kaniisad ictiraaf lagu raadinayay oo haweenay sheegtay in ay ka mid tahay ictiraaf raadinta. Culimada maamulka ayaa cadaadis ku saarey sidii loo xiri lahaa kaniisadaa oo albaabada u fureysa Somalida gaajo gaalowdey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.