X

Maamulka Somaliland oo joojisay maalinta SNM ee 18 May ee kharashka badan ku baxo

Maamulka Somaliland oo faraha ka qaaday maalinta SNM ee 18 May. Wasiirka warfaafinta ayaa qiil kale u sameeyay waxase jirey dareen ah in maalintan aan cidi la wadaagin SNM qaasatan inta hadda raacsan magaca Somaliland ama shaqooyin ka haysta.

Maalintan SNM ee 18 May ayay ku baxaan boqolaal kun oo doolar xilli dadku gaajo u dhimanayaan ayadoo halkaasna uu warqad loo soo qorey uu ka akhriyo Siilaanyo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.