Maamulka Somaliland oo ka gariirey shir jaamacadeed ka dhacayay Burco kalana dirtey/ Shirkan ayaa la sheegayaa in ay ku jiraan aqoonyahano reer Koofura iyo aqoonyahano reer Burco iyo Hargeysa ah ayadoo laga shirayay sidii colaada afka loo joojin lahaa.
Faysal Waraabe oo arimaha colaad hurinta afka ku caana ayaa taageeray joojinta shirkan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS