X

Maamulka Somaliland oo laba shirkadood kala noqdey ruqsada isgaarsiinta

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay ruqsada isgaarsiinta kala noqdeen laba shirkadood oo iyagu diidey inay bixiyan cashuurtii. Labadaa shirkadood ee diidey ayuu wasiirku sheegay inay ku shaqaynaayeen ruqsad ay bixiso wasaaradu.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.