X

Maamulka Somaliland oo shaqaalihiisa fasaxay beri oo aan la hubin in bisha Islaamku kow tahay iyo inkale

Bisha Islaamka ayaa maanta ah 29 waxana la ogan doonaa caawa in la arkey bisha Muxaram iyo inkale. Haddii la arki waayana at noqonayso 30 laakiin maamulka Somaliland ayaa malaha tirsanaya bil kale shaqaalihiisana fasaxay beri.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.