X

Maamulka Somaliland oo sheegay in shirkad Imaaraadka ku xiran siiyeen shidaal baaris: SAWIRO

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in shirkad Imaaraadka ku xiran siiyeen shidaal baaris. Shirkadan oo Shiine ah ayaa wasiirka Muuse Biixi ee macdantu maanta la saxiixdey heshiis.



Maamulka ayaa u dhawaan Karin gobolka Awdal maadaama shirkado Maraykana ay hore heshiis ula gashay dawladii Somaliya intii ayna burburin.

Sharikaddaasi oo lagu magacaabo BGP  ayaa Shiddaal ka baari doonta Gobollada Sanaag iyo Saaxil waxaana ay shaqo bilaabi doontaa Bisha labaad ee Sanadkaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.