X

Maamulkii goboleedkii ugu horeeyay oo dawlada ku taageeray warka ay ka soo saartey Qaldhi dhagax

Maamulkii ugu horeeyay ayaa dawlada ku taageeray warka ay ka soo saartey Qaldhi dhagax oo koox caadiyan u diidan horumarka iyo shaqaynta dawlada ay warar ka wadaan saxaafadaha.

Maamul goboledyada jira ayaan iyagu hadlin ayagoo midkasta ka baqaya in Itoobiya ku soo jeedsato. Hadaba maamul goboleedka Puntland ayaa iyagu war ka soo saaray arinta Qalbi Dhagax.

Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru Dowladaha Xariirka Gobalada maamulka Puntland ayaa sheegay in go’aanka dawladu qaadatey sax ahaa.



Saxaafada ayaa gabtey kaalinteeda in ay waydiiso maamul jufeedyada in ay weydiiyaan fikirkooda.

“Go’aankii ay qaateen 6dii Bishaan Xukumadda waan taageersanahay waana mid sax ah oo aduunka oo dhan nagu taageeray waana inaa diidnaa cid kasta oo Soomaaliya Gudahadeeda uga duuleysa Wadamada dariska ah” ayuu yiri wasiiru dowlaha Xariirka gobalada ee puntland.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.