Maanta oo ay tahay 21 Oktoober waa maalin ku weyn ummada Somaliyeed waana maalin Somali magaceedu sharaf ku yeeshay aduunka. Somaliya ayaa afhayeen u ahayd wadamada Afrika waxaanan idin haynaa khudbad madaxweyne Siyaad kaga waramay socdaal uu ku tagey qaramada midoobey taas oo uu ummada Somaliyeed u faahfaahiyay wixii u qabsoomay. Madaxweynaha ayaan kala gaban ummada Somaliyeed wixii uu la kulmay.
Muuqaalka hoose waa heesta maanta oo ah hees ka mida heesaha looga hadlayay wanaag dawladnimo oo uu horkacayay madaxweyne Siyaad.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM