Maanta waa maalin ku madow reer Awdal laakiin kama hadhowno kuwii xasuuqa gaystey
Maanta waa maalin ku madow reer Awdal laakiin kama hadhowno kuwii xasuuqa gaystey. Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa ka naxay qabyaalada lala dhex wareegayo reer Awdal iyadoo ay wadaan isla SNM-tii xasuuqdey 4-02-1991.