Xubno ka tirsan xisbiga Wadani oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa Siilaanyo ku eedeeyay in uu isagu ka masuul yahay wixii ka dhacay Boorama sheegayna in uu saami qaybsigii wax ka qaban waayay inkastoo kacdoonka saxda ah aanu saami qaybsi shaqo ku lahayn.
Dhinaca kale wasiir Maxamed Jaamac Abgaal oo isku diyaarinaya madaxweyne ku xigeen isla markaana Siilaanyo soo qabqabtey dadkiisii ayaa sheegay in aanu maanta fariin u diri Karin Suldaan Wabar. Waar Jibriil Yoonis ayaa laflaf isku haysta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM