X

Maareeyaha biyaha Hargeysa oo booqday halka ay marayaan biyo balaadhinta magaalada

Maareeyaha biyaha magaalada Hargeysa ayaa booqday halka ay marayaan mashruuca biyo balaarinta oo socday in muddo ah. Dhuumaha waaweyn ee biyaha ayaa la soo marsiinayaa dhul cidla iyagoo dhuumahani biyaha ka soo qaadayaan geed deeble.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.