Cali Xoorxoor ayaa ka hadlay lacag uu ku kordhiyay ganacsatada gobolka keena cuntada sida sonkorta iyo maciishadaha kale. Cali Xoorxoor ayaa sheegay in konteenarada lagu kordhiyay lacag saaida oo la mida ta ay iyagu bixiyaan ama siiyaan maraakiibta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM