X

Maareeyaha dekeda Berbera oo soo rogtey cashuur cusub iyo ganacsato hanjabtey: way xidhmi dekedu

Maareeyaha dekeda Berbera ayaa soo rogtey cashuur cusub oo dhabarka ka jabineysa ganacsatada wax kala soo degta BERBERA iyagoo sheegay haddii aan wax laga qaban in dejedu u xidhmeyso oo ayna gaadeyn konteenorada yaala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.