X

Maaweelo dambe oo ictiraafa waa dhamaatay: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi

Siyaasiga ruug cadaaga ee reer Awdal Cali Faarax Cabdullahi ayaa yidhi maaweelo dambe oo ku saabsan ictiraaf way soo dhamaatay. ”Waa nalagu wareeriyay ictiraaf ayaa Ingiris noo hayaa wixii shalay dhacayse wuxuu ahaa quus qaadasho. ”Ader ictiraaf Xamar ayuu yaalaa.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.